DHAGEYSO GABAY ABWAAN KAA DHEERI UGU JAWAABAY LAARIGA MAJEERTEEN
AUTHOR:
Radio Cunaabi
ALBUM NAME :
Radio Waagacusub
VIEWS :
5320
Date :
September, 20- 2012
DISCRIPTION:
Sacadkaad laciif weeye tiri
Laambad aan jibinin
Waxaan kuu ladneen
Maalinaad kaligi loolteene
Adigoo laguug ciidan iyo
Qalab lixdoon heysta
Laarmiga dagaalkiyo
Markii galawgu luuqeeyay
Lagta Gaalkacyood
Waa kuwii kaa loxaansadaye
Lixda boqol waakeey kaa dileen
Labacya weeyntiiye
Lagdankaaga nimankii yaqiin
Lebina kaa heysta
Lihin maleh hadaad maanta tiri
Yaa laxaan toona
Laxuudkiyo khabriga lagu cadaab
Been maxaad lalisay.
© Copy Right Hooyga Suugaanta iyo dhaqanka ee Cunaabi 2010-2013