DHAGEYSO : GUDIGGA MUSUQMAASUQA DOWLADDA SOMALIA OO KU BAAQAY IN LALA WAREEGO HANTIDA DHIIGSHIIL AMA DAHABSHIIL
AUTHOR:
Radio Cunaabi
ALBUM NAME :
Radio Waagacusub
VIEWS :
1703
Date :
October, 18- 2012
DISCRIPTION:
Radio Dalsan ayaa shaaciyay Wareeysi uu la yeeshay Gudoomiyaha gudigga musuqmaasuqa ee Dowladda Somalia,wuxuuna ku baaqay in lala wareego hantida Shirkado ay ku jirto Shirkada Dahabshiil .
Gudoomiyaha la dagaalanka musuqmaasuqa wuxuu ku eedeeyay inay hantidii Somalia la wareegtay