HEES MARWO - FANAANADA QAALI LADAN
AUTHOR:
Radio Cunaabi
ALBUM NAME :
Heeso Cusub
VIEWS :
4485
Date :
October, 20- 2012
DISCRIPTION:
Marwo aan wax kuu dhimin.oo dhaqaala kugu xirin,Dhibta kula wadaagtaa,Ma Wax loo dhigaa jira.
Marwo aan wax kuu dhimin,.Dabci loo dhameeyoo,Naxariisna lagu dhalay ,Ma Wax loo dhigaa jira
Dhimbilihi aad shidatay,Debkoodii markuu dhilay,Adi sow kumaad dhicin.Soow dhaawac maad noqon.
Erayo : Xaliimo Koronto
Laxan : Dahir Alasow
Music: Farayare
© Copy Right Hooyga Suugaanta iyo dhaqanka ee Cunaabi 2010-2013