DHAGEYSO WARBIXINTII WARIYE TUUR YARE LOO DILAY - SUXUFI RUNTA SABABSADAY
AUTHOR:
Radio Cunaabi
ALBUM NAME :
Radio Waagacusub
VIEWS :
2258
Date :
November, 04- 2012
DISCRIPTION:
Ururka isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ ayaa baaris dheer ku ogaaday in dilka Wariye Tuuryare uu maleegay Madaxweyne Shariif Sheekh Ahmed,uuna fuliyay Gudoomiyaha gobolka Banadir Mohamud Nur Tarsan.
Asoj waxay faafisay Warbixin uu Shariif Sheekh Ahmed ka carooday ,taas oo Wariye Tuuryare ka akhriyay Idaacadda Shabelle markii looga guuleeystay doorashada Madaxweynenimada Somalia
© Copy Right Hooyga Suugaanta iyo dhaqanka ee Cunaabi 2010-2013