DHAGEYSO AL-SHABAAB OO KU BAAQAY IN LA LAAYO SHACABKA HOLLAND
AUTHOR:
Radio Cunaabi
ALBUM NAME :
Radio Waagacusub
VIEWS :
1369
Date :
December, 09- 2012
DISCRIPTION:
Fuad Mohamed Khalaf (Fuad Shongole) oo ka tirsan Saraakiisha sare ee Al-Shabaab ayaa Wareysi uu siiyay Radio Mustaqbal 2 December 2012 ku sheegay inay qaraxyo waaweyn ka fulin doonaan Caasimadda dalka Netherlands ee Amsterdam.
Fuad Shongole oo hadalkiisa Caro xoogan ka muuqatay wuxuu yiri " Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay weeraro qorsheeysan ka fulin doonaan dalka Holland,waxaana tuseeysaa Kufaarta inaan burburin karno Amsterdam maxaa yeelay Mujaahidiinteena oo mudo dheer u diyaar garoobayay waxay hada joogaan gudaha dalkaas"
© Copy Right Hooyga Suugaanta iyo dhaqanka ee Cunaabi 2010-2013