NAVIGATION
 
Home
About Us
Site Map
Sunday Music
Raadraac
Saado Profile
Audio Music
Video Music
Albums
Heeso Wadani ah
Heeso Cusub
Fanaaniinta
Radio Muqdisho
News in English
Photo Gallery
Warar Af-Somali ah
Faalooyin
Contact us
 
HEESTA MAANTA
   
EVENTS & CONCERTS
   
HEESO CUSUB
 
Hees Caad iyo Miroon -IIdle Yare
HEES CUSUB SAANI IILA HADAL -YURUB BELLA
Hees Tamashleey Fanaan Weheliye
Hees Dhulkiina Caasha Karaama Siidi -Wadani Qaasim
Dhageyso hees cusub Ma ogtahay Galmudugeey Part2
Hees Tabco -Xaawo Kiin New song
Fadeexo Seynab Labadhagax oo cod xumo la ildaran
Hees Raaliya -Abdirizak BK
 
 
   
FARTUUN BIRIMO IYO ZURICH SWISSERLAND
 
This page has been viewed 8879 times.
  Fri, Feb, 25-2011 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FREIND  
Fanaanadda Codka Macaan ee Fartuun Birimo ayaa bandhig faneed si weyn loo wada sugayo waxay ka dhigeysaa Magaalada Zurich ee Dalka Swisserland. Fanaanadda Fartuun Birimo sanadkaan cusub waxay geleeyso socdaalkii ugu dheeraa nolosheeda si ay bandhig faneedyo kaga dhigto inta badan dalalka Caalamka. Fartuun sanadkaan waxaa ka cusub Album la magac baxay Mudan oo ay ka buuxaan heeso si qurux badan loo tumay oo Jaceyl iyo wadani iskugu jira Fartuun Bandhig faneedyada ugu horeeya waxay ka tumi doontaa Holland,Austria,Denmark,Sweden,Norway,Germany,UK iyo Faransiiska . Waa Hoodo iyo Ayaan Hibo eebo ku siiyay inaad habeenada qiimaha badan la caweeysid fanaanada qarniga ee Fartuun Ahmed Sahal Birimo
COMMENTS (7)
Mahamed says: Wednesday, March 07, 2012 at 18:52:30
Mahadsanidin ashabta cunaabi
Cesc says: Tuesday, February 14, 2012 at 18:06:23
Hll
Bahale says: Sunday, January 29, 2012 at 12:28:10
i love u fartuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuun
Hassan jama says: Wednesday, November 09, 2011 at 21:26:21
waan idin salaamay meelkas ta oo aad joogaaan
Abdi says: Friday, February 25, 2011 at 14:11:53
the best girl in somalia
Fahiima says: Friday, February 25, 2011 at 13:32:23
we love u fartuun birimo nooloow aad baan fankaagaa u jeclahay
Hobyo says: Friday, February 25, 2011 at 12:54:59
maxaan ka hadalnaa qof kale waxaa tahay waxaan adaab laheynee yuslis yohow foosha xun waxaa tahay wacal baan u maleynayaa maahid xalaal dahir calasow horta abahaa ma la arkey misa waxaa tahay ciyaalkii maxamed siyaad bare uu ku heyn jirey mesha wacalada baqti baa tahay baqti dhalay nacalaa 1000 jeer kugu yaal baaster yohow
Page
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Virivication Code :  
 
 
 
 
  Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc. © Copy Right Hooyga Suugaanta iyo dhaqanka ee Cunaabi 2010-2014 All Rights Reserved.