NAVIGATION
 
Home
About Us
Site Map
Sunday Music
Raadraac
Saado Profile
Audio Music
Video Music
Albums
Heeso Wadani ah
Heeso Cusub
Fanaaniinta
Radio Muqdisho
News in English
Photo Gallery
Warar Af-Somali ah
Faalooyin
Contact us
 
HEESTA MAANTA
   
EVENTS & CONCERTS
   
HEESO CUSUB
 
Hees Caad iyo Miroon -IIdle Yare
HEES CUSUB SAANI IILA HADAL -YURUB BELLA
Hees Tamashleey Fanaan Weheliye
Hees Dhulkiina Caasha Karaama Siidi -Wadani Qaasim
Dhageyso hees cusub Ma ogtahay Galmudugeey Part2
Hees Tabco -Xaawo Kiin New song
Fadeexo Seynab Labadhagax oo cod xumo la ildaran
Hees Raaliya -Abdirizak BK
 
 
   
SAWIR GACMEED AMIN ARTS KA SAMEEYAY GANACSADE DHACAY DHAQAALAHII JIBOUTI
 
This page has been viewed 4536 times.
  Fri, May, 10-2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FREIND  
Farshaxaniiste Amin Caamir ayaa sawir gacmeed ka sameeyay Ganacsade Cabdiraxman Boreh oo lagu eedeeyo inuu yahay nin aan u nixin shacabka Jibouti.Madaxweynaha Jibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayey Sirdoonkiisa u sheegeen in Ganacsade Cabdiraxmaan Boreh lacag dhan boqol kun oo dollar siiyay Farshaxaniiste Amin Caamir iyo Wariye Dahir Alasow kadib markii Dahir iyo Abdirahman Boreh ku kulmeen Magaaladda Paris.
Waxay dhab in Abdirahman Boreh ku casuumay Paris Dahir Alasow laakiin Madaxweynaha Jibouti wuxuu hadalkaas uga jawaabay " Hadii Abdirahman Boreh yahay nin boqol kun dollar gacantiisa bixiso lagama eryeen Jibouti sidaas darteed ima gelin inuu ninkaas lacag intaas dhan siiyay labadaas nin"

Abdirahman Boreh waa nin dhacay hantidii Jibouti ,wuxuuna astaan u yahay daneeystenimo
Wuxuu Mucaaradka Jibouti qaar ka mida u sheegay inuu lacag boqol kuna siiyay Dahir Alasow iyo Amin Arts laakiin hadalkiisa xaqiiqada ka fog waxaa ka jaawabay Madaxweynaha Jibouti,Halkan ka daawo

COMMENTS (1)
Shukri says: Thursday, May 16, 2013 at 23:01:50
Silly really. We know that Boreh is interested in money because he is a business man. But what is Amir Amir's deal. Sad that he is very good artis but with very little intellect. Shukri
Page
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Virivication Code :  
 
 
 
 
  Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc. © Copy Right Hooyga Suugaanta iyo dhaqanka ee Cunaabi 2010-2014 All Rights Reserved.