NAVIGATION
 
Home
About Us
Site Map
Sunday Music
Raadraac
Saado Profile
Audio Music
Video Music
Albums
Heeso Wadani ah
Heeso Cusub
Fanaaniinta
Radio Muqdisho
News in English
Photo Gallery
Warar Af-Somali ah
Faalooyin
Contact us
 
HEESTA MAANTA
   
EVENTS & CONCERTS
   
HEESO CUSUB
 
Hees Caad iyo Miroon -IIdle Yare
HEES CUSUB SAANI IILA HADAL -YURUB BELLA
Hees Tamashleey Fanaan Weheliye
Hees Dhulkiina Caasha Karaama Siidi -Wadani Qaasim
Dhageyso hees cusub Ma ogtahay Galmudugeey Part2
Hees Tabco -Xaawo Kiin New song
Fadeexo Seynab Labadhagax oo cod xumo la ildaran
Hees Raaliya -Abdirizak BK
 
 
   
HEES CUSUB BAADI GOOB FANAANADA QAALI LADAN
 
This page has been viewed 5874 times.
  Thu, May, 16-2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FREIND  
Riyadu xalay ila baxdoo Boramaan u dalxiis tagoo Bakiyo dila sii maroo Barwaaqaa gobolka tiil ---- Bulshadu weey caweeynayeen Calankooda bilicda wacan Cadaan iyo Baluug buu ahaa Bil iyo Xidig baa ku tiil ---- Miyaadan ballan aqoon Bilaahi miyaad ogeen Halkaad beeybi iiga taal Mise qalbi waa bugtaa -- Bukaan baan ahay dartaa Bil dhamaatay kumaanan maqal Boqol kaar soo gatoo Telefoonku iima baxo ---- Berbera ,Sool iyo Sanaag Hobyaan u baqoolayoo Naftaan ku bogsii is iri Beeraha mooskiyo cambaha ------- Yarkaan u basaasayoow Baadigoobkaan kuugu jiray Baafinteeydii kuguma helin Bidhaansina kuguma arag --- Miyaadan ballan aqoon Bilaahi miyaad ogeen Halkaad beeybi iiga taal Mise qalbi waa bugtaa -- Bukaan baan ahay dartaa Bil dhamaatay kumaanan maqal Boqol kaar soo gatoo Telefoonku iima baxo --- Fanaan: Qaali Ladan Erayo iyo Laxan Dahir Abdulle Alasow Music: Cabdi Xakiin Farayare
COMMENTS (3)
Qadarjabuti says: Monday, May 20, 2013 at 18:00:03
daahir alashow waxad tahay abaan dhamaystiran xaqiiqdii dhalinta intooda xaqiiida jecel aadbay runtiii uga helan heesaha ad samayso iyo wararka xogta hoose ee ad soo ururuso
Any says: Saturday, May 18, 2013 at 05:39:29
daahir cabdulle calasoow malmahan qaali ladan ayuu mashruuc ku qataa malinba hees u dhibaa aya dad ku xayeysiiso laakiin xaqiiqa waa hees lama arag lamana maqal cajiib
Shuuke says: Friday, May 17, 2013 at 21:32:23
thanks qaali ladan noolow waana kutaageri doona dhamaan dhalin yarada Somali yeed dhamaan toot qaali
Page
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Virivication Code :  
 
 
 
 
  Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc. © Copy Right Hooyga Suugaanta iyo dhaqanka ee Cunaabi 2010-2014 All Rights Reserved.