NAVIGATION
 
Home
About Us
Site Map
Sunday Music
Raadraac
Saado Profile
Audio Music
Video Music
Albums
Heeso Wadani ah
Heeso Cusub
Fanaaniinta
Radio Muqdisho
News in English
Photo Gallery
Warar Af-Somali ah
Faalooyin
Contact us
 
HEESTA MAANTA
   
EVENTS & CONCERTS
   
HEESO CUSUB
 
Hees Caad iyo Miroon -IIdle Yare
HEES CUSUB SAANI IILA HADAL -YURUB BELLA
Hees Tamashleey Fanaan Weheliye
Hees Dhulkiina Caasha Karaama Siidi -Wadani Qaasim
Dhageyso hees cusub Ma ogtahay Galmudugeey Part2
Hees Tabco -Xaawo Kiin New song
Fadeexo Seynab Labadhagax oo cod xumo la ildaran
Hees Raaliya -Abdirizak BK
 
 
   
DAAWO FANAAN MURSAL MUUSE O CAAY U DHITEEYAY SOMALIDA MIDNIMADA JECEL IYO
 
This page has been viewed 13368 times.
  Thu, May, 30-2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FREIND  
Fanaankii shacbiyada badnaa ee bilaha qura jiray ayaa durba haadaan iska tuuray,wuxuuna caay u dhiteeyay shacabka Soomaaliyeed ee Midnimada Jecel iyo Madaxda Dowladda Federalka Somalia.Markii uu heesta Caayda soo saaray Mursal Muuse waxaa barta facebook buux dhaafiyay caay loogu jawaabay isaga iyo islaantiisa Khadra Sinimow.
Dadka Fariimaha qoraya waxay dhambaaladooda ku sheegeen in Mursal Gabalkiisu dhacay maadama uu yahay nin naagta uu qabo ka amar qaato.
Qof ka mida qoyskiisa ayaa yiri " Mursal telefoonkiisa gacanta xitaa kama jawaabi karo ,waxaa qabta xaaska kadib unbeey fasaxdaa,sidaas darteed wiilka yar waa saqiiray"
Mursal Muuse oo hal hees ku soo caanbaxay waxaa imaan doonto maalin la weydiiyo heestaan MIYEEY MIIR BEEL ASQOOBEEN,MURAALA DILAAC MAQUUSTEEN.
Ugu dambeyn waxay shacabka Midnimada jecel leeyihiin Mursaloow xasuusnoow in Burco laguugu shiiday.
Mursaloow Xasuusnoow in dadkaagii lagu laayay Seemaal iyo Dila.
Mursaloow xasuusnoow inaad Fanaaniinta Soomaaliyeed uga taalid halka geela seeynta uga taal.
Mursaloow Ogsoonow in maanta beeshaad ka dhalatay ee Samaroon xitaa sanka kaa qabsatay.
Mursaloow Hargeysa u hees ,walaahi inaan shacabka Midnimada jecel maanta kadib dhageysan doonin hees aad qaado,waxaadna la weel tahay Ikraan Nafyar iyo Cabdi Khasaaro.
Bulshada Midnimada jecelna waxaa la farayaa inay meeshii ay hees Mursal ku arkaan burburiyaan,oo qofkii dhageystana nacladaan.
Hadii Mursal Muuse qurbaha tagana waa in sidii Cabdi Khasaaro Holland loogu jiiday loogu jiid jiido wadooyinka.
Somalia Somali baa leh.

COMMENTS (43)
Ifka says: Monday, October 14, 2013 at 09:34:36
Yaaaaaahuuuuuuu marsaloow reer muqdisho kuuuuma baahnee eee afkaaada haku taaaagin inaadan wax jiro aheyn waa horaa ku dareymeeee
Hodan says: Sunday, June 09, 2013 at 22:50:20
khadra madax sac aqoon baan u leeyahay ethopia bay garaabda aruursan jirtay mid kan yar ee afsiil aydaa korsatoo walosu tuuray hadana asgey wax ka raadisay afkooda haku duwaan somaliweyn magaarui karene
Mujaahid snm says: Monday, June 03, 2013 at 15:12:10
waligiinba nadabasocda walaweeyn iyo faqasheey xitaa beeraha idiin diranmayno oromadaa nooga kiin dhow kkkkkkkkk viva somaliland
Hasan says: Monday, June 03, 2013 at 06:23:32
WALAHI WAA LA YABANAA YARKA MUXUU KU FALAY NAAGTA FOOSHA XUN OO JAREERTA U EG. I CALL HER ISHO SINIMO, AMA ABAY IISHOOW. MALA HUBAAN NAAGTAAN WAXAY TAHAY WHAT THE UGLY BITCH. KAN NIN MA AHAN WAA NAAG WUXUU DUMAR KA CASHAQAAD KU GARANEYSAA TANI MA AHAN MID UU WANAG KU RACAY. WALEE LA WADA ARAG MEESHA INEY NAAG U JOOGIN.
Somali saxa says: Sunday, June 02, 2013 at 10:29:40
WAA HEES MACAAN MAXAANAGA GALAY WIXII GOAYO CAAWAAN IDIN JARI LAHAA HADAAN AWOODO WAXAAD XAQ U LEEDIHIIN INAAD HESHAAN SAAD DAN MOODAAN QASAB MA FIICNA LABAATANKIISANO SOOMALIYA WAAD KAQURUXBADAN TIHIIN SABABTA WAA CADAWGIINAAD TAQAANAAN EE SIDA MUQDISHO OO SOOMAALINIMO IYO CADAW KALA GARANAYN OO KALE MATIHIIN RAG ADAG BAAD TIHIIN MURSALA WAA XAQYAQAAN INTUU HARGAYSA KU HAYSTO BOOSAASO KAMAHELI KAR WAA FARIID
Dahir says: Sunday, June 02, 2013 at 09:26:50
Soomaaliya hees iyo nacas hadlaba ka weyn, mursalna waa wiil yar oo an waxba ogeyn, waxana dhici karta in aanu fahminba heesta micnaheda iyo ujeedada ka dambeysa, waxanan ku odhan lahaa wiilka yar sxb iska eeg hesaha laguu dhiibayo. Mar dambana sida dameerka ha ula qeylin waxaanad iska hubin.......
Somalilander says: Sunday, June 02, 2013 at 08:31:41
kkkk kuwinan halkanwaxku qoray iyo kuwan webb qora idinka laftigiina marooradilaac asqaysan saxibayal dantiina qarta oo baantugan dalkina kusoo ququlaya iska saara oo wadankina nabadka dhigta waxani xishonba mayan ballol
Shanxidig says: Saturday, June 01, 2013 at 21:07:06
Mursal muuse heesta u ku soo caan baxay ayaaba lagu caaye gobolada konfureed e soomaliya mursal kuma cusbo aflagada waayo hesata hore u qaaday dadka u maleyaan inee tahay jaceel ma ahan ee waa caay ruxleyda iyo maanka uma roonid kaa restay kuma rabee ha i raafin micnaha lama karan waxa uu ula jeday muqdisho kaa restay kuma rabee ha i raafin muqdisho iyo dadka ka soo jeda ayaa lagu caaye hadba soo rogaal celinta ha ku raagin o raliya helay raro urtaada micnaha ku jiro lama fahmin mursal iyo kuwa soomaalilandi sheegta waa isku mid mustaqbalka ayaa laga wareesanayaa wax waliba diwaan ayee leyahiin ha ogaadaan
Cabdi says: Saturday, June 01, 2013 at 19:07:07
WAAR WAA AXMEDWALI SH Omar good waxaan cayda MURSAL U badheedhay waar waan fahmaynaa Fartaada.
Nuurta says: Saturday, June 01, 2013 at 17:20:20
uuuffff mursal muuuse sharmuutaa ku dhashay
Page 2 3 4 5   Next »
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Virivication Code :  
 
 
 
 
  Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc. © Copy Right Hooyga Suugaanta iyo dhaqanka ee Cunaabi 2010-2014 All Rights Reserved.