NAVIGATION
 
Home
About Us
Site Map
Sunday Music
Raadraac
Saado Profile
Audio Music
Video Music
Albums
Heeso Wadani ah
Heeso Cusub
Fanaaniinta
Radio Muqdisho
News in English
Photo Gallery
Warar Af-Somali ah
Faalooyin
Contact us
 
HEESTA MAANTA
   
EVENTS & CONCERTS
   
HEESO CUSUB
 
Hees Caad iyo Miroon -IIdle Yare
HEES CUSUB SAANI IILA HADAL -YURUB BELLA
Hees Tamashleey Fanaan Weheliye
Hees Dhulkiina Caasha Karaama Siidi -Wadani Qaasim
Dhageyso hees cusub Ma ogtahay Galmudugeey Part2
Hees Tabco -Xaawo Kiin New song
Fadeexo Seynab Labadhagax oo cod xumo la ildaran
Hees Raaliya -Abdirizak BK
 
 
   
DAAWO FANAAN SOMALIA OO XANUUN HALEELAY MARKII UU XAASKIISA HEES AFXUMAA UG
 
This page has been viewed 8224 times.
  Mon, Nov, 11-2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FREIND  
CAWEYSKA CUNAABI TV IYO FANAAN CUQUBO KA SOO BAXDAY BILO GUDAHEED ---------

Fanaanka Mohamud Mohamed Kooshin {Nuudi} ayaa nabsi aan daahin durba ku dhiftay kadib markii uu Calaacalkii xaaskiisa Farxiya Rasta uga jawaabay hees kibir qooq ka buuxa .

Fanaanka oo looga fadhiyay inuu garaawshiyo ka bixiyo tabashooyinka xaaskiisa uu ku iloobay Addis Ababa ayaa markii ay soo qaaday heesteeda nafta wuxuu durba uga jawaabay hees uu ku yiri {NINKALE AYAAD LA SEEXATAY OO BUUNIS AYAA XAARAAN KUGU HEESTAY}

Fanaanka ayey boqolaal Somalia heestiisa ku hoos qoreen { ILAAHEEY CUDUR XUN KUGU RID OO CALAAMAD KAA IFIYE MAXAAD GABADHA SIDAAS U LEEDAHAY}

Sedex bil kadib habaarka bulshada iyo kibir qooqiisa waxaa ku dhacay Fanaan Kooshin Cudur muuqaalkiisii oo dhan bedelay,wuxuuna soo qaaday hees cusub isagoo aan la aqoon .

Halkaan waxaan idinkuugu soo xulay heestii uu Farxiya Rasta ugu jawaabay,heesteey u qaaday iyo sedex bil kadib hees uu soo qaaday.

Fanaan Kooshin Nuudi wuxuu ka mid yahay Fanaaniinta Xaqu naaska ee HEESAHA ABWAANIINTA XADA AMA SHEEGTA LAXAMADA AY SAMEEYEEN MACALIMIINTIISA SIDA SHAMUURI IYO JIIM SHEEKH MUUMIN.

DHARBAAXADA KOOSHIN KU DHACDAY WAXAY DIGNIIN U TAHAY FANAANIIN BADAN OO XAASASKOODA IYO CARUURTOODA KU ILOOBAY AFRIKA.
COMMENTS (2)
Nasrudin says: Monday, November 25, 2013 at 18:41:57
QALADKA ISAGA MA AHAN IN UU CAYTAMO OO WALIBA QOF DUMAR AH OO HADANA XAASKIISII AHAYD KANA HADLO GOGOL DHAAFKA HADII AY TAHAY WAX JIROO RUN AH WAXAA KU SOO MAAXEY MIDGAANIMADII UU AHAA WAANA HALKAA MEESHU QALADKAU KA YIMID
123456 says: Monday, November 11, 2013 at 20:36:45
kkkk subxanalah walal shaqadaada beled ilaah aan kuugu dharshaye labo is qabo labo is furay labo is jecel uun ha dhextaaagnaan
Page
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Virivication Code :  
 
 
 
 
  Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc. © Copy Right Hooyga Suugaanta iyo dhaqanka ee Cunaabi 2010-2017 All Rights Reserved.